Deni oo ku dhawaaqay go’aan culus oo ka dhan ah Shirkada DP World (Daawo Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta furay Kalfadhigga 48-aad ee Golaha Wakiilada Dowladda Puntland. Hadaljeedintiisa Dastuuriga ah wuxuu Madaxweynuhu Baarlamaanka la wadaagay waxqabadka Maamulkiisu ka sameeyay dhinacyada Amniga, Dimuqraadiyadda Puntland, arrimaha bulshada, Kaabayaasha dhaqaalaha, horumarinta degmooyinka iyo Doorka Puntland ee Arrimaha Federaalka iyo Doorashada Soomaaliya. Madaxweynaha Puntland Siciid Candullaahi (Deni) ayaa sheegay … Continue reading Deni oo ku dhawaaqay go’aan culus oo ka dhan ah Shirkada DP World (Daawo Sawirro)